|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirkii Hore Ganacsiga Iyo Wasiir kuxigeenkii Oo Si Rasmiya Xilalkii Ugu Wareejiyay Masuuliyiinta Cusub + Sawiro+Video
February 21, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(wajaalenews):-Wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga somailand Dr Muuse Qasim oo maanta xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee losoo magacabay wasaarada Xuseen Dayr ayaa waxa uu munaasibadii ay xilalka kula kala wareegayeen isaga iyo wasiirka cusub waxa uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa.
waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinka socoda wasarada ganacsiga iyo xubno kale oo ka socda laamahad kala duwan ee dawlada ku wasi oo soo dhaweeyay munasibadan xil wareejinta labda wasiir iyo sidoo kale labada wasiir ku xigeen oo iyaguna goobtaasi xilka kula kala wareegay.
https://youtu.be/yTHRxmXT1TU
Hargeisa Offce Related posts:MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE DEG GABILEY OO KORMEER KU SAMEEYAY MAGAALADA GABILEY SHEEGAYNA INAY FULIYE... Siyaasi Abgaal oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xaalada Dalka, Kana Hadley Shirweynaha Golaha Dhexe Ee K... Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo La Kulmay Wasiirka Ganacsiga Kenya Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|