|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxweynaha JSL Oo Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo Ka Kala Socday Wadamada Norway, Denmark iyo Netherland.
February 9, 2016 - Written by Editor:Madaxweynaha oo ay kulankaas ku wehelinayeen wasiirada, Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire, Qorshaynta Qaranka Mudane, Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe), Madaxtooyada Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, Duulista iyo Hawada Mudane Cismaan CabdilaahiSaxardiid (Cadaani) iyo Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade. Markii Shirku dhamaadayna waxa saxaafada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Denmark Ambassador Dhinaca Xubnaha Weftiga
Related posts:Madmadow Hadheeyay Jiritaanka Shirkadda Fulinaysa Mashruuca Xukuumaddu Ka Dhagax Dhigtay Berbera Ee ... Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Ayaa La Kulmay Boqorka Raysal Khayma X... Maayirka Gabiley Oo Aan Kasoo Xaadirin Yeedhmadii Gudida Ilaalinta Iyo Daryeelka Hantida Qaranka Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|