DAAWO; “Gobalnimada Gabiley Qofka 1-Aad Ee Ansixinaya Ayaan Ahay Aniga Oo la kaashanaya Mudanayaasha Golaha Wakiilada”” Cabdiraxmaan Cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Gobalnimada Gabiley Qofka 1-Aad Ee Ansixinaya Ayaan Ahay Aniga Oo la kaashanaya Mudanayaasha Golaha Wakiilada”” Cabdiraxmaan Cirro.
February 11, 2016 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews) -Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” iyo wefti uu hoggaaminayo oo  saaaka aroortii hore gaadhay magaalada Gabiley,ayaa  sheegay inuu  noqonay qofka 1aad ee ansixinaya Gobolnimada  Gabiley,haddii ay Xukuumadda KULMIYE soo hordhigto golaha wakiilada Somaliland, isagoo sheegay inuu la kaashan doono mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland,waxaanu sheegay in aanay Xukuumadda KULMIYE marnaba soo hordhigin golaha wakiilada mashruuca ansixinta gobolnimada Gabiley iyo gobolada kale ee cusub,waxaa uu haddalkaasi ka sheegay  Guddoomiye C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro mar uu saaka fagaare ku yaala badhtamaha magaalada Gabiley kala haddleyey dad weynah ku dhaqan Gabiley.

COMMENTS
LINKS