Caaqil Axmed Maxamed Daahir Oo Ganacsatada Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Qaataan Abaaraha Ka Jira Dalka Somaliland
February 15, 2016 - Written by Wariye:
Hargeysa(Wajaalenews):-Chief Caaqil Axmed-Kayse Maxamed Daahir oo kamida cuqaasha somaliland ayaa ugu baaqay ganacsatada somaliland inay ka qayb qaataan abaaraha dalka jira una gurmadaan dadka ay abaaruhu ku saameeyeen degmooyinka iyo gobolada dalka somaliland.