|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Gaafane Company Oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta Ganacsadihii Ugu Wanaagsanaa Cashuur Bixinta Ee Sanadka 2020.
September 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkada Gaafane Company Oo Kamid Shirkadaha Ganacsi Ee Somaliland soona dajiya shidaalka,Qaadka Iyo Adeega korontada Laydhka Ee Somaliland ayaa la Gudoonsiiyay shirkadii Ugu Wanaagsanayd ee cashuur Bixinta Sanadka 2020.
Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo munaasibad uqabatay 65 shirkadood ayaa waxay gudoonsiisay shahaadada abaalmarinta ganacsatadii ugu wanaagsanyad Somaliland ee dhinaca Cashuur Bixinta Taasi oo ay safka hore ka gashay shirkada gaafane Company. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN WARKAN; Related posts:Xukuumadda Oo Ka Hadashay Aflagaadada Nebiga Loogu Geystay Faransiiska Ee Kacdoonnada Ka Abuurtay Du... Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Yeeshay Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Iyo Waxa ay ... Abaalmarinta Xiddiga Africa Oo Ay Iskugu Soo Hadheen 34 Musharax Iyo Salah, Mahrez & Mane Oo Hogaami... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|