|
|||||
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Xildhibaan Katirsan Golaha Deeganka Gabiley.
February 19, 2016 - Written by Editor:‘Aqoon Daradu Waa ta Uu Xildhibaan Mahdi Uu ku kala Garan Waayay Taa kulo in uu ku faano taasi Waxay kuu cadynaysaa in aanu lahayn Aqoon Diineed Iyo tu Maadi toona, Afhayeen da,uud’ GABILEY(Wajaalenews) Afhayeenka xisbiga Wadani ee Gobolka Gabiley ahna murashax u taagan doorashada golaha wakiilada ee soo socota Eng Daa,uud Abiib Axmed ayaa si adag uga Jawabay hadalo ka soo yeedhay xildhibaan kamida golaha deeganka gabiley sidoo kale wuxu ku amaanay jaaliyada sucuudiga iyo cidkasta oo waxka gaysata dadka abaaraha ba,ani saameeyeen ee gobolka gabiley ugu horay isagoo arimahaa ka hadlayana wuxu yidhi. Waxaan hanbalyaynaynaa jaalida reer sacuudi ee soo kaaalmeeyay walaaalahooda tabaalaysan ilaahay ha ugu badalo waxka badan waxaan canbaaraynayaa falkii foosha xumaa ee dawlada hoose shalay ku gaalaabixisay dadka masaakiinta ahaa ee ku guuray amar hore kharashoobay hadana baaqigii burbur loogaysta xagay dadkani ha tagaan la leeyahay SIDOO KALE ISAGOO JAWABAAYA HADALADII WUXU YIDHI, WAXAAN USHEEGAYAA sxb Xildhiban gola deegaaneedka gabilay mahdi Aqoon la aani waa iftiin la,aan baan leeyahay sxb TVbaan ka muuqdaa war maaha ee hadalada BILAA XIGMADAA KALA FADHIISO BULSHADA XISBI GA WADANI OO SAFARA AH HADIIBA AY SHACBIGOODA WAXTARAAN IYAGOO MUCAARIDA WAA GEESINIMO AY DHEERYIHIIN XISBIGAAD ISKU DHARARINAYSO OO OG ITAALKAAGA CODEED WAXA AAAD HALKAN KU TIMID sheeko uu xukuumadu ku baabiinaysay doorasho xora oo ay ubadashay reero reerka badanina way wada leeyihiin wixii soobaxa balse adugu xigmadaradaa Ma hadaladaadii horaan ogaa xildhibaan oo hadana kaalmooyinka jaaliyadahaad isku sawirtaa iyo laba foosto oo aad meel shubtay, miyaad ogtahay walaalaheena aan faanka u baahnayn ee taa kuleeya walaalahooda aabaartu saamaysay itaalkooda dalka oo dhan .mooge maya ma oggid kuuna sheegi maayaan. Aqoon daradu waa ta uu xildhibaan Mahdi Uu ku kala garan waayay TAA KULO IN UU KU FAANO TAASI WAXAY KUU CADYNAYSAA IN AANU LAHAYN AQOON DIINEED IYO TU MAADI TOONA ABAARTA XIGMAD LA ,AANTA AHI XAGAASAY KAGA DHACDAY XILDHIBAANKA
Related posts:DAAWO:Siyaasiga C/raxmaan Cadami oo Si Adag U Duray Go’aankii Madaxweyne Siilanyo ku Taageeray Da... “Madaxweynaha Waxaan Leeyahay, Arrintu Meel Aanay Gaadhsiisnayn Haddaad Gaadhsiisaan Waa Fool Xumo”S... Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan Oo Laga Hor Istaagay In Uu Deeq Dawooyin ah Gaadhs... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|