|
|||||
WAJAALE NEWS
Waa Masuuliyad Qaran In la Ilaaliyo Dhaqaalaha Dalka Iyo Dadka, Waxaanan Qabaa in la Gaadhay Heerkii Ay Garsoorka Dalku Arrintan Ka Garnaqi Lahaayeen’ Ex Murashax Cbadirashiid Xasan Mataan.
January 22, 2016 - Written by Editor:Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan murashixii madaxwayne kuxigeen ee hore xisbiga ucid ayaa siqotodheer uga hadlay sixir bararka iyo doorka ay kuleedahay lacagaha layska soo daabacdo isagoo arimahaasi ka hadlaya ayaa barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada wuxu soo dhigay qoraal uu arimahaasi kaga hadlayo wuxuna u dhignaa sidan; Cudurka kaa gala fardaha haddii laga gubo dameer dawada lama gaadhayo. Wasiir Maxamuud Xaashi wuxu sheegay lacag la iska soo daabacay oo uu yidhi qasnado adag ayaa lagu xajinayaa. Mushkiladda qiimo dhaca lacagaha sida shillinka iyo doolarka, waxa sabab u ah sida ay suuqa ugu kala bataan, daabacaadduna waa sababta koowaad ee suuqa soo galinaysa lacag aan qiimo ku lahayn suuqa. Haddaba Waxa is waydiin leh:
Waxan kusoo koobayaa, waa masuuliyad qaran in la ilaaliyo dhaqaalaha dalka iyo dadka, waxaanan qabaa in la gaadhay heerkii ay garsoorka dalku arrintan ka garnaqi lahaayeen si loogu abaal mariyo sharciga dayaca masuuliyadeed ee muuqda oo sabab u ah aafada sicir bararka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|