|
|||||
WAJAALE NEWS
Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo Noqotay Haweenaydii Ugu Horaysay Ee Jsl Loo Magacaabo Agaasime Guud Iyo Doorka Waxqabad Ee Ay Ugu Suntan Tahay Shacabka Somaliland.
January 3, 2016 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) Digrayto kasoo baxday xafiiska madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyada ayaa maanta oo taarikhdu tahay 03/01/2016 madaxweyne siilaanyo u magacaabay agaasimaha guud ee wasaarada madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ugu MAGACAABAY Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) oo hore usoo qabatay xilka maayarka magaalada gabilay oo ay in mudo ah haysay xilkaas iyada
Hargeisa somaliland Related posts:Maareeyaha Wakaalada Korontada Hargeysa Oo Ka Hadlay Asbaabaha Keenay In Qaybo Ka Mid Ah Caasimada D... Daawo:Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Wadani Iyo Aqoonyahan C/rashiid Xasan Mataan Oo Eedaymo Culcul... Daawo:“Xaalada Maanta Dalka Ka Jirtaa Waa Mid Cakiran,Abaaro Laga Wada War Hayo Ayaa Dalka Ka Jira,S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|