|
|||||
WAJAALE NEWS
Hay’adda FAO oo Talaabo Lidi ku ah Qaranimada Somaliland ku Calaamadisay Doonyaha Kalluumaysatada Berbera
January 4, 2016 - Written by Editor:Berbera(Wajaalenews) Hay’adda FAO ee cuntada Adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa ku talaabsatay arrin lidi ku ah qaranimada Somaliland, taasoo ay ka fulisay xeebta Berbera ee Somaliland, iyadoo Nambaro astaanta Somaliya ah ku dhajisay doonyaha Kalluumaysatada.
Si kasta ha ahaatee, qorshaha Hay’adda FAO ay ka wado xeebaha Somaliland ayaa noqonaya kuwo haddii aan talaabo cad laga qaadin Dalka u horseedi doona in duhur cad hantidiisa loo gacan galiyo Somaliya iyo cid kasta oo dalkan boobaysa. Xigasho Waheen
Related posts:Lafo-Gur Kooban:Habka Cusub Ee Doorashadda Soomaliya Guulaystayaasha Shirkii Dhuuso-Mareeb3 Iyo Furs... Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Lagu Wargaliyay In Ay Iskugu Yimaadaan Fadhi Deg Deg ah Iyo Sob... DAAWO; Aas Qaran Oo Hargaysa loogu Sameeyay Dadkii Ku Naf waayay Shilkii Naxdinta Badnaa ee Shalay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|