|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Si Adag Ula Hadlay Cullimada Dalka Kuna Dooday In la Ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga
January 13, 2016 - Written by Editor:“Hadaad maanta mid halkaasi wax ka akhriyaya oo leh Ribaa la Wadaa Waxba haka Maqlina,,,Wuxuu Doono ayuu odhanayaa Ileyn Qur’aanka wuu iga Yaqaanaaye”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Hargeysa (Wajaalenews) -Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ku dooday in xeerka baananka Ganacsiga ee Golaha wakiilada horyaala uu horumar weyn ku kordhinayo bulshada Somaliland. https://youtu.be/G_YFOa7PgOg Xildhibaanku waxaa uu sheegay in xeerkani laga badalay qodobkii Ribada dadka laga qaadayey islamarkaana loo badalay Khidmad, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo arimahan ka hadlaya waxaa uu yidhi “Baanku waxaa uu leeyahay kun macaamil oo kale waanu inoo faaideynayaa, waxaynu dhoofinaa xoolo dabadeedna waynu ku silicnaa, laakiinse marka uu halkaasi British baankii, French baankii, iyo maraykan baankii kuu yaalo ictimaad ayaad fureynaysaa”
Related posts:DAAWO; “ Caqliga Muuse Biixi Wuxu Isleeyahay Mar hadaad Odaygii Haysato RRUdiina Joogto, Cirro M... Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo Soo Bandhigay Qodobada Xilka Lagaga Qaadi Karo Koomishanka Dooras... DAAWO;-Xildhibaan Maxmed Abiib Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Deg Deg Usii Dayso Dhalinyaro Boorama Laga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|