DAAWO; Wasiirka Waxbarashada Oo Dugsi Sare Ka Dhagax Dhigay Degmada Lafta farawayne Iyo Salaadiin Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Qaybgalay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Waxbarashada Oo Dugsi Sare Ka Dhagax Dhigay Degmada Lafta farawayne Iyo Salaadiin Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Qaybgalay.
January 12, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO; Wasiirka Waxbarashada Mudane cabdilaahi Habane iyo wafti u hogaaminaya ayaa ka qaybgalay munaasib balaadhan  oo loo sameeyay xaflada dhagax dhiga  Dugsi sare oo la yagleelay  Degmada Lafta farawayne

dhagaxdhiga

Sidoo kale waxaa ka qaybgalay xafladan Iyo Salaadiin,xildhibaano. aqoonyahan, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan,

COMMENTS
LINKS