|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maxkamada Gobolka Maroodi-Jeex Oo Xukun Ku Riday Nin Lagu soo Eedeeyey Inuu Mad-habta Shiicada ka Fidinayay Dalka Somaliland
January 12, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Maxkamada Gobolka MaroodiJeex ayaa saaka Xukun isku gu Jira xadhiga hal sanno ah, ganaax ,lacaga Iyo in dalka laga mustaafuriyo ku Riday ganacsade kazoo Jeeda Pakistan oo Lagusoo Eedeeyey Inuu Mad-Habta Waafaqsan Shiicada Ka faafinayay Dalka Somaliland. https://youtu.be/U7XKNj5vN-g Maxkamada Gobolka Ayaa Iyagu Kiis cad ku helay Ninkan Iyo Nin kale oo la waday Qorshaha lagu faafinayo madhabta Shiicida iyadoona maxkamadu Xukuno kala Duwan ku riday ragaasi
Related posts:"Aqoonsi Raadinta Iyo Kasbashada Maal-gashigu Waa Hal-beega Siyaasada Xukumada Somaliland".Warbixin. Safiirka Ingiriiska Oo Ka Hadashay Muhiimada Ay Caasimada Hargaysa U leedahay Wadada BY PASS Oo Ay ... Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Muwaadin Mudo 38 cisho Ah Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biix... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|