DAAWO; Garabka Isbahaysiga Kulmiye Ee Dalka UK Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Iyo Gudoomiyaha Xisbiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Garabka Isbahaysiga Kulmiye Ee Dalka UK Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Iyo Gudoomiyaha Xisbiga.
January 27, 2016 - Written by Editor:

BRISTOL (Wajaalenews) Garabka isbahaysiga kulmiye ee Uk ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen  waxay dhaliilo xoogan usoo jeediyeen xukumada madaxwayne siilaanyo. iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiyeba muuse biixi sidoo kale garabka isbahaysiga dalka Uk ayaa Waxay u baaqeen shir balaadhan oo ay iskugu imanayaa dhamaadka bishan.

 

 

COMMENTS
LINKS