“Gorfeynta Buugga 100 Tallaabo Hore u Qaad.” Qalinkii Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Gorfeynta Buugga 100 Tallaabo Hore u Qaad.” Qalinkii Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim.
December 20, 2015 - Written by Editor:

 Buuggan oo uu qoray aqoon-yahan Maxamed Cali Bile, magaciisuna yahay 100 tallaabo hore u qaad,  ayaan jeclaystay inaan intii RABBi iga waafajiyo ka tilmaamo guud ahaan wanaagga iyo dhalliilaha iiga muuqda labadaba.    Buug yarehanni waa buug noociisu ku cusub yahay guud ahaan dalka, waa buug dhiiri-galinneed aad iyo aad u soo jiidasho badan, muuqaalka jaldiga iyo magaca buugga marka aad isha ku dhufato, waxa aad dareemaysaa in awood qarsooni kuu jiidayso gudaha buugga.Haddaad gudaha buugga gasho tallaabooyin wax ku ool ah ayuu qoruhu buugga ku soo ururiyay. Waxa aan filayaa in dad badan ka faa’iidaysteen, waana tallaabooyin qofkii sidooda u raaca noloshiisa wax badan ka beddelaya.

Shakhsiyadda qoraa Maxamed Cali Bile; inkastoo aqoon-qofeed aanan u lahayn, waxa aan asaxaab ka nahay bar kulanka (facebook) inta badan waxa aan arkaa wacyi galin iyo waanooyin wax  ku ool ah isagoo la wadaagaya dhallinyarta.Waxaa qoraalkiisa iiga baxay laba shay oo kala ah 1. inuu yahay qof xidhiidhka ku wanaagsan oo dad badan ku xidhan 2. Inuu yahay qof hurumarka jecel isla-markaa da’yarta hurumarkooda jecel. Xaasha, lagama yaabo inaan asaraar galiyo, Inuu waayo arag aqoon yahan ah yahay oo meelo badanna ka soo shaqeeyay.

Gefefka buuggan ku jira: Dhowr jaad gef qoraal ayaa ku jira buugga waxay se u badan yihiin qaar dhinaca higgaadda ah, haba ugu badnaato xarfaha labinlaabma’e. way jiraan gefef kale oo dhinaca Naxwaha ah,hasa yeeshee, sidaa uma sii badna. Buuggan haddaad haysato lambarka khaladka aan tilmaamay, bogga,tallaabada iyo meeriska si toos ah haddaad u tagto waxaa kuu muuqanaya gefka aan tilmaamay.

  1. FG. Maxamed Cali Bile oo kaliya si gaar ah uma bartilmaameedsan, qoraalkaygu waa u dhex qofkasta oo wax qora, buuggan kii iiga horreeyayna wuxuu ahaa ‘Hagar laawe,’ sidoo kale xafiiska af-hayeenka madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland 28 warqadood oo gef qoraalkooda aan ku tilmaamayo ayaan qoray, meelaha kale ee aan gef qoraalkooda wax ka sheegay waxaa ka mid ah; Telesom, Dahabshiil, Somcable iyo meelo kale oo badan. Ujeedada ugu weyn ee aan ka leeyahayna waa in dadku xil iska saaraan qoraalka Soomaliga sida ay qoraallada afafka kale’ba xilka iskaga saarayaan.

 

  1. Casharro aan lagu baran jaamacadda; jaldiga buugga ayuu qoruhu ku qoray, waxaa’se iga la habboonnayd inuu ka dhigo “Casharro aan lagu baran jaamacaddaha,” sababtuna waxa weeyaan dadka uu qoruhu buuggan ugu talo galay waa dad jaamacado kala geddisan ka soo baxay, wuxuuna qoraalka Maxamed Cali Bile u muuqdaa in uu tilmaamayo jaamacad la isla yaqaan.
  2. Buuggani ma leh tusmo: Buugta la qoro tusmadu waa u laf-dhabar waana fallaadhaha haga akhristaha una fududeeya in uu si sahlan u tago akhristuhu qodobka uu jeclaysto.
  3. Buuggani ma leh xigasho: Qoruhu waxa xigasho ah oo uu buuggiisa ku bixiyay ma jirto, haba-yaraatee, taa macneheeduna waa in qoruhu hal erayna ha ahaadee aanu meel kale ka helin, xataa buug uu akhriyay. Haddii dhammaan tallaabooyinkan uu qoruhu buugga ku soo ururiyay ay yihiin waayo aragnimo uu isagu soo tijaabiyay, taa lafteeda ma caddayn!
  4. Buuggani ma leh mahadnaq: Hal qofna ha ahaadee qoruhu cidna kuma mahaddin buuggan, waxaanay marag u noqonaysaa in aanu cidna ka talo galin buugga.
  5. Buuggani wuxuu ku bilaabayaa bogga 2aad : boggii 1aad mooyi meel uu maray.
  6. Iminka: Hordhac, bogga 2aad, meeriska 10 aad
  7. Koobanyahay: Hordhac, bogga 2aad, meeriska 12 aad
  8. Koobanyahay: Hordhac, bogga 2aad, meeriska 13 aad
  9. Xirfad-nololeed: Hordhac, bogga 2aad, meeriska 14 aad
  10. Xirfad-nololeed: Hordhac, bogga 2aad, meeriska 15 aad
  11. Cusubyihiin: Hordhac, bogga 3aad, meeriska 7 aad
  12. Wareysta: Hordhac, bogga 3aad, meeriska 14 aad
  13. kaMaqnow:Tallaabada 1aad bogga 4aad meeriska 2aad
  14. isbitaalada: Tallaabada 1aad bogga 5aad meeriska 6aad
  15. xanuunsanaya: Tallaabada 1aad bogga 5aad meeriska 11aad
  16. inad: Tallaabada 2aad bogga 6aad meeriska 2aad
  17. maqantihiin: Tallaabada 3aad bogga 7aad meeriska 19aad
  18. Qumanaan: Tallaabada 4aad bogga 8aad meeriska 10aad
  19. Ixtiraamaan; Tallaabada 5aad bogga 9aad meeriska 14aad
  20. Duwantihiin: Tallaabada 5aad bogga 9aad meeriska 15aad
  21. Guracan: Tallaabada 6aad bogga 10aad meeriska 7aad
  22. Badanyahay: Tallaabada 6aad bogga 10aad meeriska 8aad
  23. Adagtahay: Tallaabada 7aad bogga 11aad meeriska 3aad
  24. Falantahay: Tallaabada 7aad bogga 11aad meeriska 9aad
  25. Illaahayna: Tallaabada 7aad bogga 11aad meeriska 20aad
  26. Awoowadaa: Tallaabada 8aad bogga 12aad meeriska 14aad
  27. Aabahaa: Tallaabada 9aad bogga 13aad meeriska 3aad
  28. Walaaladaa: Tallaabada 9aad bogga 13aad meeriska 4aad
  29. Adeerada: Tallaabada 9aad bogga 13aad meeriska 15aad
  30. Arin: Tallaabada 10aad bogga 14aad meeriska 9aad
  31. Arinkuba: Tallaabada 10aad bogga 14aad meeriska 16aad
  32. Wadareed: Tallaabada 11aad bogga 16aad meeriska 2aad
  33. Qumantahay: Tallaabada 11aad bogga 16aad meeriska 13aad
  34. Arintaas: Tallaabada 12aad bogga 17aad meeriska 4aad
  35. Haboon: Tallaabada 12aad bogga 17aad meeriska 9aad
  36. Hadaladaada: Tallaabada 1aad bogga 4aad meeriska 13aad
  37. Degantahay: Tallaabada 13aad bogga 18aad meeriska 7aad
  38. Xoogagaasi: Tallaabada 14aad bogga 19aad meeriska 3aad
  39. Xoreeyey: Tallaabada 14aad bogga 19aad meeriska 16aad
  40. Hadalada: Tallaabada 15aad bogga 20aad meeriska 11aad
  41. Niyadjabinaya: Tallaabada 15aad bogga 20aad meeriska 15aad
  42. Doqonimadu: Tallaabada 17aad bogga 22aad meeriska 2aad
  43. Awoodaadii: Tallaabada 19aad bogga 24aad meeriska 9aad
  44. Bedeli: Tallaabada 20aad bogga 25aad meeriska 2aad
  45. Arimahan: Tallaabada 25aad bogga 31aad meeriska 9aad
  46. Bedesho: Tallaabada 27aad bogga 33aad meeriska 4aad
  47. Haboon: Tallaabada 28aad bogga 34aad meeriska 1aad
  48. Arkaainuuwanaagsanyahay: Tallaabada 29aad bogga 35aad meeriska 4aad
  49. Labisto: Tallaabada 29aad bogga 4aad meeriska 2aad
  50. Kartidaadadadladalkaiyohadalka: Tallaabada 35aad bogga 42aad meeriska 2aad
  51. Aftahanimo: Tallaabada 35aad bogga 42aad meeriska 5aad
  52. Wajigaagaiyoindhahaaga: Tallaabada 37aad bogga 44aad meeriska 6aad
  53. Dhameeyo: Tallaabada 37aad bogga 44aad meeriska 12aad
  54. Talaabada: Tallaabada 41aad bogga 49aad meeriska 2aad
  55. Dhamayso: Tallaabada 41aad bogga 49aad meeriska 4aad
  56. ingiriisiga: Tallaabada 42aad bogga 50aad meeriska 1aad
  57. yaqaanaan: Tallaabada 42aad bogga 50aad meeriska 12aad
  58. Aduunku: Tallaabada 42aad bogga 50aad meeriska 13aad
  59. Joornaalo: Tallaabada 43aad bogga 51aad meeriska 8aad
  60. Xirfadaada: Tallaabada 43aad bogga 51aad meeriska 12aad
  61. Cinwaanada: Tallaabada 43aad bogga 51aad meeriska 16aad
  62. Amaaradeysto: Tallaabada 44aad bogga 52aad meeriska 3aad
  63. Fariimo: Tallaabada 44aad bogga 52aad meeriska 14aad
  64. Qoraaladaada: Tallaabada 45aad bogga 53aad meeriska 11aad
  65. Tababarada: Tallaabada 46aad bogga 54aad meeriska 2aad
  66. Shirarka: Tallaabada 46aad bogga 54aad meeriska 1aad
  67. Siminaarada: Tallaabada 49aad bogga 57aad meeriska 8aad
  68. Kumanaan: Tallaabada 49aad bogga 57aad meeriska11aad
  69. Badani: Tallaabada 50aad bogga 58aad meeriska 12aad
  70. Hab nololeedkooda: Tallaabada 50aad bogga 58aad meeriska 14aad
  71. Nolosho: Tallaabada 51aad bogga 60aad meeriska 1aad
  72. Isbedel: Tallaabada 51aad bogga 60aad meeriska 12aad
  73. Sahlanaanaysa: Tallaabada 53aad bogga 62aad meeriska 7aad

 

 

 

COMMENTS
LINKS