|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo ka Jawaabay Sababta Madaxwayne Siilaanyo Xilka Uga Qaadi Waayey.
December 21, 2015 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews)-Wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa cadeeyay sababta uu madaxwayne Siilaanyo xilka uu uga qaadi waayay mudada uu madaxwaynaha ahaa, maadaama ay bulshada inteeda badani ku dodo inuu Madaxwaynuhu si gaara u ilaaliyo. Wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale ayaa ka mida wasiirada aanu madaxwayne Siilaanyo badalin inta uu xilk hayay iyadoo bulshada inteeda badanina ay sheegaan in madaxwaynuhu u ilaaliyo wasiirkaasi Reernimo iyo Tolnimo. Wariye Faysal Fadhfadhle oo wareysi dheer la yeeshay wasiirka Macdanta Somaliland ayuu kaga jawaabay Su’aashaasi iyo Kuwo kale oo xasaasi ah. Related posts:Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Canada Kala Qaybgala... Shirkadda Telesom oo 15,000 Kartoon Oo Timir ah ku Wareejisay Guddida Taakulaynta Abaaraha Qaranka ... Xisbiga UCID Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Digniintii Gudida Diiwaangelinta Qaranka Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|