|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wafti Wasiiro ah Oo ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Galabta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog wajaale.
December 7, 2015 - Written by Editor:Togwajaale(W.N) Wafti Balaadhan oo ka socda D.D.S.I Uuna Hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga Iyo Gaadiidka D.D.S.I mudane khadar Cabdi Ismaaciil oo ay ku weheliyaan Wasiirka Cadaalada Mudane c/ Jamaal Axmed Qaloonbi Iyo Masuuliyiin kale Ayaa Galabta soo gaadhay Magaalo ganacsiyeeda Somali land. Waftigan ayaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiinta gabolka gabiley wasiirka cadaalada wasiiru dawlaha wasaarada madaxtooyada , Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta, iyo masuuliyiin kale. Related posts:DAAWO;-Muuqaalka Warbixin Laga Diyaariyay Banka Mashruuca Tog Wajaale Oo Wakhigan Laga Beeray Dalagy... Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Jsl Oo Heshiish Ka Gaadhay Khilaafkii Udhexeeyay Iyo Nuxurka Qodob... Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo loogu baaqay inay Maalinta Sabtida ah Kasoo Xaadiraan Xa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|