DAAWO; Suldaan Mawliid Sabayso Oo Wixii Shirkii Xisbiga Kulmiye Ka Dhacay Ku Tilmaamay Cadaaladarada Madaxwayne Siilaanyo Dalka Aabaha Ugu Yahay . Muxuuse Ka Yidhi Xafiiska Qunsulka Turkiga Ee Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaan Mawliid Sabayso Oo Wixii Shirkii Xisbiga Kulmiye Ka Dhacay Ku Tilmaamay Cadaaladarada Madaxwayne Siilaanyo Dalka Aabaha Ugu Yahay . Muxuuse Ka Yidhi Xafiiska Qunsulka Turkiga Ee Hargaysa.
December 13, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Suldaan mawliid Cali Sabayso oo kamida madaxdhaqameedka somaliland  ayaa si adag u naqdiyay habdhaqanka xukuumada siilaanyo cadaaladarada. iyo sida bulshada ay xukuumada siilaanyo u kala fogaysay Qabaa,ilka wada degta somaliland.

sidoo kale suldaan Mawliid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xafiiska qunsulka turkiga ee hargaysa ka furan oo uu sheegay in laga soo magacaabay xamar islamarkaana uu ka shaqeeyo  danaha dawlada somaliya.

https://youtu.be/k5FgtgPL2x8

 

COMMENTS
LINKS