DAAWO : Khilaafkii U Dhexeeyay Masuuliyiiinta Xisbiga Ucid Oo La Soo Afjaray Iyo Eng Faysal Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Si Wada Jir ah Uga Hadlay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO : Khilaafkii U Dhexeeyay Masuuliyiiinta Xisbiga Ucid Oo La Soo Afjaray Iyo Eng Faysal Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Si Wada Jir ah Uga Hadlay.
December 31, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen, ayaa markii u horaysay shalay kulan wada qaatay kadib markii dhawr bilood khilaaf kala irdheeyay awgii ay ku kala maqnaayeen.

https://youtu.be/Zw7ppNWNEvM

COMMENTS
LINKS