Hargaysa(W.N):-Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka wasarasada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah,mulkiilaha Horn Cable TV iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si wada jir ah u qaabilay caruurtii uu dhalay marxuun: wariye Axmed Xasan Cawke. halkan hoose ka daawo;