|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR Deg Deg Ah; Murashixiinta Isbahaysiga Kulmiye Oo sharci Daro Ku Tilmaamay Qoraal War Galin Ah Oo Kasoo Baxay Xafiiska Xoghayaha Xisbiga Iyo fariinta ay Madaxwayne Siilaanyo Udireen.
November 5, 2015 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews) War sixafadeed ay si wadajir ah ay caawa usoo sareen garabka murashiinta isbahaysiga xisbiga kulmiye ee kala Maxamed Biixi Yoonis .Cabdicasis Maxamed Samale. Axmed kijandhe .murashaxa madawayne ku xigeen Geedoole iyo cabdiraxmaan dheer ayaa sharci daro ku tilmaamay qoraal war galin ah oo kasoo baxay xafiiska xogahaya guud ee xisbiga kulmiye hadaba Nuqul kamid ah qoraalkasi o o cawa so gaadhay xafiska shabakada wararka e wajaalenews ayaa u dhignaa sidan.
Related posts:Goorma Ayey Booliska Somaliland kamid Noqdeen Booliska Soomaaliya? Iyo Fadeexada Ka Taagan kulan Lag... Daawo:Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maanta Yeeshay Kal-Fadhigoodii 11aad Kuna Ansixiye Qaab-Dhismeed M... Rooda Cabdi Muuse Oo Saldanada Subeer Awal Raaligalin Ka Siisay Hadalo Deel Qaaf ah Oo Ay Kula Dul ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|