Maxkamadda Sare oo Dhaarisay Xildhibaan Cusub Oo ku Soo Biiray Golaha Wakiiladda Somaliland + SAWIRRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamadda Sare oo Dhaarisay Xildhibaan Cusub Oo ku Soo Biiray Golaha Wakiiladda Somaliland + SAWIRRO
November 2, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa, (Wajaalenews) — Mudane Maxamud Ismaacil Xasan ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa  uu iska casilay Xildhibaan Cali Mareexan oo loo magacaabay Wasiirka .

maxkmada sare oo dhaarisay 2 maxkmada sare oo dhaarisay 2(1)

COMMENTS
LINKS