DAAWO;Xisbiga WADDANI Oo Xukuumada ku Eedeeyay Inay Wado Qorshaha ay Madaxdhaqameedku Ugu Hanqal Taagayaan Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.
November 24, 2015 - Written by Editor:
Hargeysa (Wajaalenews)-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xukuumada ku eedeeyay inay daba ka riixayso qorshaha dawlada Turkigu ku doonayso in wadahadalada Somaliland iyo Somaliya ay ka taliyaan Madaxdhaqameed Labada dhinac.