DAAWO;FADEEXADA; Muuse Biixi Oo Ka Been Sheegay Xaqiiqada Ay Shirka Kaga Maqnaayeen Maxamed Biixi Iyo Samaale Oo Uu Sheegay In Ay Tolnimo Ugu Tanaasuleen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;FADEEXADA; Muuse Biixi Oo Ka Been Sheegay Xaqiiqada Ay Shirka Kaga Maqnaayeen Maxamed Biixi Iyo Samaale Oo Uu Sheegay In Ay Tolnimo Ugu Tanaasuleen.
November 10, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Si Afduuba loogu Doortay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Uga qaybgali doona doorashada soo socota ayaa markii la doortay kadib hadal uu madasha ka jeediyay ku sheegay Arin Xaqiiqada ka fog taasi oo dhagaha dadkii Goobta joogay ku noqotay fajiciso kadibkii uu sheegay in ay Murashixiintii Loolanka adagi Ee Maxamed Biixi Yoonis Iyo Samaale Iyo KIJAANDHE OO ISAGA MEESHABA UU KA SAARAY kuwa kalena sheegay in ay tolnimo ugu tanasuleen.

COMMENTS
LINKS