|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Xil,Kijaandhe Oo Dalka Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Kana Warbixiyay kulamo Uu La Soo Yeeshay Beesha Caalamka .
November 30, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Murashax Xildhibaan Axmed Kijaandhe oo mudo kooban dalka dibadiisa safar shaqo ugu maqnaa ayaa galabta sibalaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa Soo dhawaynta murashax kijandhe oo ka tirsan garabka isbahaysiga Dimuqraadi doonka kulmiye ee qaadacay doorashadii xisbiga ayaa soo dhawayntii waxaa ka qaybgalay salaadiyiin, aqoonyahan, waxgarad, haween iyo dhamaan qayabaha bulshada dhamaantood. Related posts:Xukuumada Jsl Oo Tvyada Madaxa Banaan Ku Amartay In Ay Kala Saaraan Wararka Somaliland Iyo Somaliya! Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhexgalay Cabdiwali Gaas iyo Camay iyo Wasiir Iscasilay+Sababta Khilaafka DAAWO ;Maxaa Ka Oohiyey Qoysaskan iyo Qurbajoogtan? Barnaamij Qiiro leh oo ka hadlaya Nolosha Dhabta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|