|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Garabka Isbahaysiga Dimuqraadi Doonka KULMIYE Oo Shir Ballaadhan La Qaatay Waxgaradka,Dhalinyarada Iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer +Weedhihii Madasha
November 28, 2015 - Written by Editor:BURCO(Wajaalenews) Siyaasiyiinta Is-bahaysiga KULMIYE ee ku sugan Magaalada Burco ayaa xalay kulan ballaadhan la qaatay Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer oo isu dhan. Kulankan oo ka qabsoomay Huteelka City Plaza, waxaa ka muuqatay midnimo dhammaan Rer Togdheer iyo Burco ay markii kobaad sidaas u muujiyaan, iyagoo shirarki ka horeeyay midkan ay dhici jirtay in qaybo kamid ah dadka dega Gobolka Togdheer ka maqnaan jireen. Related posts:Ciidamadda Masar Oo Rasaas Nool Ku Dilay Lix Qof Oo Boodhadh Ku Mucaaradaya Afgambiga Ka Dhacay Dalk... TACSI Dhamaan Hoganka Xusbiga kulmiye Waxay tacsi u dirayaan marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Ciga... Daawo: Sidii Salaadda Ciida Magaaladda Gabiley Looga Ogay Iyo Nuxurka Khudbaddo Ay Halkaas Ka Jeedi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|