|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga KULMIYE, Oo Wargelin U Diray Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga, Muddeeyayna Diyaarinta Kaadhadhka Aqoonsiga Ee Kalfadhiga 5-aad, Ee Golaha Dhexe.
October 13, 2015 - Written by Editor:REF: XK/XGX/0042146/2015 Date: 13/10/2015 KU: Dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE – Hargeysa Ujeeddo: Wargelin Dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE inta joogta magaalada Hargeysa gudaheeda, waxa si xishamad iyo qadarin leh loogu wargelinayaa in laga bilaabo 17/10/2015, maalinta Sabtida, xarunta dhexe ee xisbiga laga bilaabayo diyaarinta kaadhadhka aqoonsiga kalfadhiga 5aad ee Golaha Dhexe. Sidaas darteed, waxa laga rabaa in xubin kastaa keento laba sawir ama ay sawirka iskaga qaadaan xarunta xisbiga.
ALLAA MAHAD LEH Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland O... Xilwareejintii Qarniga Iyo Mubaarik Oo Mahadho Taariikh Reebtay Kaga Tagey SONYO 'Qalinkii: A.A Ciid... DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Gaashaanle Sare Maxamuud Axmed Ubaxle. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|