|
|||||
WAJAALE NEWS
Muuse Biixi Waxaan Xusuusinayaa Suldaan Xasan Inaanu Ahayn Suldaan Cabdale Siciid Samaystay E Waa Suldaankii Guud Ee Beesha Subeer Awal.
October 1, 2015 - Written by Editor:Muuse Biixi Cabdi faras wuxuu Maanta marayaa halkii uugu liidatey ee Qof siyaasad ku jiraa gaadho, waxa Lala yaabsan yahay munaafaqada iyo ceebta uu ka dhex sameeyey nin Bileysku dileen oo xukuumadu Bixineysey magtii ninka la diley, Muuse Biixi isagoo beryahanba daba jebinayey suladaanka guud ee beesha Subeer Awa Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye wuxuu isku deyey inuu Iska hor keeno reer Suldaan Diiriye Hase yeeshee halkaa waxa kaga Dhacday maradii uu sitey intaas ka dib Waxaanu ognahay inuu muuse biixi ka Xumaaday kana baqay in lagu canaanto qado sharafeed ay ku Kulmeen labada Suldaan ee walaalaha Ah,Suldaanka guud ee beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi iyo Suldaanka guud ee Beesha Habar yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani sidaa Awgeed ayuu muuse biixi ku dhex Dabaashay badweynta aanu iska Hubsan, waxa intaas raacda xadhiga Xaqdarada ee lagu xidhay Suldaan Mawliid Cali Sabayse oo la sheegayo Inuu muuse biixi ka codsaday kacaan Beeleedka dalka haysta in loo xidho Suldaan Mawliid Cali Sabayse sababta Suldaan Mawliid loo xidheyna wuxuu Ka shaqeeyey kulanka labada Suldaan Iyo wuxuu ka damqaday hab dhaqanka Foosha xun ee kacaan beeleedku dalka ka wado gaar ahaana sida gaarka Beeshiisa loogu hayo,intaa hadaan ka Gudbo muuse biixi waxaan Xusuusinayaa Suldaan Xasan inaanu Ahayn Suldaan cabdale siciid Samaystay waa Suldaankii guud ee Beesha Subeer Awal markaa muuse Ha iska samaysto mid isagu iskii u Leeyahay.
MUJ CALI XARAARO’ Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|