DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo Oo Si Adag Uga Hadlay Wasiirada Xukumaddiisa Iska Casilay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo Oo Si Adag Uga Hadlay Wasiirada Xukumaddiisa Iska Casilay
October 26, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo goor dhoweyd saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in wasiirada iscasilay ay xaq u leeyihiin, halkoodiina ay cid kale soo geli doonto.

COMMENTS
LINKS