|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO : Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad Iyo 3aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Is Casilay. Sheegayna Sobabaha Ay Isku Casileen Iyo khaladaadka ka Jira Qaadashada kaadhka Golaha Dhexe.
October 28, 2015 - Written by Editor:DAAWO : Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad Iyo 3aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Is Casilay. Sheegayna Sobabaha Ay Isku Casileen Iyo khaladaadka ka Jira Qaadashada kaadhka Golaha Dhexe. Hargeysa(Wajaalenews)-Gudoomiye Ku Xigeenada Labaad Iyo Saddexad ee Xisbiga kulmiye Xildhibaan Maxamed Yusuf Waabe iyo Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ay iska casileen goordhaweyd xubninimadii gudiga qaban-qaabada shirka golaha dhexe ee KULMIYE. Labadan Masuul oo saxaafada kula haddlay magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmiya iskaga casileen xubinimadii guddiga qaban-qaabada shir weynaha KULMIYE, ilaa hadda si dhab ah loo ma oga sababta rasmiga ah ee ay xilkaasi iskaga casileen. Waxan Loo Sadalinyaa In Ay Daba Socdaan Wasiiradii Dhawaan iska C Related posts:Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Bulshada Uga Digay Rooban Duufaano Wata Oo Kusoo Wajahan Xeebaha Dalka... Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Bilaha Cas iyo Laanqayraha Cas, Kormeerna Ku ... “Waxaan Umahad Celinayaa Boqor Buurmadow, Oo Madaxdhaxqameedka Reer Somaliland Ah, Oo Meel Dheer Uga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|