sidaan wada ognahay,dalkeen waa dal curdin ah oo soo koraya runtii aan haysan dhaqaale buuran waa dal imka uun kasoo kabtay dagaalo sokeeye waa dal dib ula soo noqoday Xornimadiisii luntay waa dal runtii aan wali aqoonsi helin waa dal aan wali lahayn dhaqaal maanta la sheegi karo si kastaba ahaatee waan u samirnay .
bulshadeenu somaliland waxay udhabr adeegeen dhib badan ood garan karto in ay soo wajahaso dal aan lahayn wax dhaqale ama ganacsi sida warshada xarumo gancsi waawayn say doontba ahaatee waxa shacabiga somaliland udhbar adeegeen si fadhiga uga kici lahayeen oo qacmo wad ajir wax ugu qabsanlahayeen,waxay sameyyn oo hoos ka soo bilaabeen gancsi yar
yar shirkado yar islamakaana waxay waafajiyeen xeerarka iyo nidaamka dawladnimo ,maanta waad ogtahya sida gancsigeen heerka ana ka gaadhay maalqabeenada dunida ama gayigan geeska africa waxaa safka hore ka jira Dahabshiil ilahay ha ubarakeedyo .
waad noqo kartaa Dahabshiil iyo qaar ka sareeyaba balse maant waxaad soo dhamaystay marxalii ugu horaysay ee noloshada oo ah Jamacadii baratay cilmiga ayaad waxaa ku hadhay jamacadii nolosha oo waxay ku xidhantahay hadba sidaad uwaajahdo bar bilowga xiligan ku soo food leh .
hadaba aan ku tilmaamo dhmaysay jamacadii baratay Bussinuss ,law internationa relation confilct resolution ,injener ,agriculture ,education etc :
Raac Talaabooyinka soo socda
Ilahay isku xidh oo cibaadaadu habadato
fadlan course luqdaa qaado 6 months
Codso intership meel ku haboon waxaad baratay eg.hadaad baratay law (law firms inership waydiiso)
CV. gaaga u Dhiib cid loo soo joogsan karo oo wax isku tihiin Shaqaalaha dawlada ee cusub ama voluntry ula shaqee dawlda gaara haan Wassaradaha oo la qaadanayo sanadka cuub waa hadii ay misaaniyad loo helo ( waa Rajo maaha wax la hubo)
Isku taga idinkoo group ah oo sameeya NGO , firms ama counsultant frims ,shirkado yar yar , company oo codsada lacagaha Deeq bixiyayashu inagu caawianyaan
Qof aad u khabiir ah ood wax isku tihiin la xidho oo la saxiib si auu cilmiga ama meel ku attach garayo
Qaado course jop seekers oo kaqaad meesha ku taalo aan ku tilmaamo Somaliland jopcenter oo hoos timaada Wassarada Shaqada iyo Arimah Bulashada kuna dhajisan W.Cafiimaadka (waxaa lagu bari doonaa sida shaqao looraad sado ,condition lagu xidhaayo sid ainterviewska loo galo.etc)
saxiibada wanagsan ee had iyo jeer shaqo raadisnka ah la xidhiidh waayo wadiii guusha ay hayaan.
ku xidhow Web pages kan (somaliajops.com ,somalijops.net somalilandjopcenter.com,releif web vacancy,undp,etc ).
iska ilaali maaqaaxiyaha waayo wakhti aya akaaga lumaya .
wax akhriska badi si aanda uiloobin waxaad baratay caadana ka dhigo maalintii in aad saacad wax kahrido.
by Garyaqaan :Rajab Ismail Salah ___________
252-634416899
Rajab03@hotmail.com