Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Shacbiga Reer Hargaysa Kula Tukaday Salaadii Ciida | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Shacbiga Reer Hargaysa Kula Tukaday Salaadii Ciida
September 24, 2015 - Written by Editor:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Salaada Ciidal Adxa awgeed la ciiday Shacbi weynaha Reer Somaliland  oo uu kula tukaday Masjid Jaamaca weyn ee Caasimada Hargeysa.Salaada ka dibna waxa uu madaxweynuhu shacbiga ku qaabiley qasriga madaxtooyada oo ay bulshada qaybeheeda kala duwanina salaam gacanqaada madaxweynaha ku soo salaameen

DSC_0001 DSC_0002 DSC_0003 DSC_0004 DSC_0049 DSC_0054 DSC_0079 DSC_0083 DSC_0120 DSC_0130

COMMENTS
LINKS