WAJAALE NEWS

Hankiinu Ha Dhaafo Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka

Bulsho waliba waxay leedahay hanta iyo xoolo ka dhaxeeya oo si guud oo sian loo wada munaafacaadsado, Qaran walba oo dunidan korkeeda ka jiraa

Waa kuma masuul qaran

Waa kuma nin madax ahi

Dalka yaa miciin u ah

Dadka yaa matali kara

Mudan kara xilkoodii

Yaan damiirku mayd noqon

Xildhibaanka magaca ah

Xildhibaanka madowgiyo

Xaqa meel mugdiya dhigay

Xildhibaanka mooskiyo

Muska ooda laga riday

Dadka uu matalayoow

Rabibaa idiin maqan

Xildhibaanka marinkiyo

Danta guud ka maagee

Musuq garabka saariyo

Runta kii u maganoow

Taariikhdu waa muda.

Iyadaa markhaatiya

Waxaad maanta qabatana

Meel laguugu qorayaa….. abwaan  Xasan Dhuxul Laabsaalax

Bulsho waliba waxay leedahay hanta iyo xoolo ka dhaxeeya oo si guud oo sian loo wada munaafacaadsado, Qaran walba oo dunidan korkeeda ka jiraa dan guud ayuu leeyahay oo umadiisu u siman tahay qofna aanu qof

Exit mobile version