|
|||||
WAJAALE NEWS
Hankiinu Ha Dhaafo Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka
September 14, 2015 - Written by Wariye:Bulsho waliba waxay leedahay hanta iyo xoolo ka dhaxeeya oo si guud oo sian loo wada munaafacaadsado, Qaran walba oo dunidan korkeeda ka jiraa Waa kuma masuul qaran Waa kuma nin madax ahi Dalka yaa miciin u ah Dadka yaa matali kara Mudan kara xilkoodii Yaan damiirku mayd noqon Xildhibaanka magaca ah Xildhibaanka madowgiyo Xaqa meel mugdiya dhigay Xildhibaanka mooskiyo Muska ooda laga riday Dadka uu matalayoow Rabibaa idiin maqan Xildhibaanka marinkiyo Danta guud ka maagee Musuq garabka saariyo Runta kii u maganoow Taariikhdu waa muda. Iyadaa markhaatiya Waxaad maanta qabatana Meel laguugu qorayaa….. abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Bulsho waliba waxay leedahay hanta iyo xoolo ka dhaxeeya oo si guud oo sian loo wada munaafacaadsado, Qaran walba oo dunidan korkeeda ka jiraa dan guud ayuu leeyahay oo umadiisu u siman tahay qofna aanu qof COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|