WAJAALE NEWS

Dhamaan Dadkan Waxay Tacsi Udirayaan Maxamud Yusuf Xirsi( aw Buur )Oo Hooyadii Ku Geeriyotay Magalada Hargaysa ,

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

 

Axmed Xasan Cawke, Cabdisalaan Hereri,Maxamud xaji Dahir,  Axmed Yusuf liibaan iyo Xaaskiisa sheekh Ismaaciil Ibraahim Muxumed Muj Cabdisalaan Turki Xildhaan Axmed wayso cade Cabdixamiid Sheekh Maxamed sheekh Daahir ,Ismacil Xasan Muslim,Maxamed Yusuf, Axmed yaasiin Aw Maxamed, Ismacil aw Aden Jaajumow ayaa iyagoo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan saaxiibkood Maxamud Yusuf Xirsi( aw Buur ) iyo xaaskiisa Deeqa Maxamed Cismaan oo ku sugan magaalada Sydney ee dalka Australia iyagoo uga tacsiyadaynaya geerida ku timid hooyadood MARXUUM Fadumo Cisman Rooble oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa laguna aasay magaalada Gebilay. Samir iyo iimaan iyadanà ILLAAHAY Janadii ha ha ka waraabiyo.Aamiin Aamin.

 

 

Exit mobile version