Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi)oo tacsii u diraya Qoyskii iyo Golaha Deegaanka Berbera Uu Ka Baxa Marxuum Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi oo ku Geeriyooday shil baabuur | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi)oo tacsii u diraya Qoyskii iyo Golaha Deegaanka Berbera Uu Ka Baxa Marxuum Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi oo ku Geeriyooday shil baabuur
August 10, 2015 - Written by Editor:

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi)oo tacsii u diraya Qoyskii Iyo Ehelkii iyo Golaha Deegaanka Berbera iyo shacabka Berbera  Uu Ka Baxay Alle Haw Naxariiste  Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi    oo ku geeriyooday shil baabuur oo shalay ka dhacay qadhiidha oo u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa 09/08/2015

waaxa sido kale   tacsi la mida  u dirayaa ehelki  Marxuum Xuseen Saleebaan Garas oo isna shilka gadhiiga ku geeriyooday,

Illaahay waxaan uga  baryaynaa labada  Marxuum Jannadii Fardowsa, dhamaan ehelki iyo goolaha degaanka Berbera iyo shacbiga Berbera iyo shacbiga Somaliland oo dhan Samair Iyo Iimaan Allaha ka siiyo.

Wiilka uu dhalay Xildhibaanku ku dhaawacmayna  shilka waxan  alle uga baryaayna  inuu caafimaad deg dega siiyo Aamiin

 

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi)

 

Golaha Deegaanka Degmada Burco

COMMENTS
LINKS