WAJAALE NEWS

Wasiirka Duulistu Mohamed Hashi faraha hakala baxo arimaha Warsangeli.

Sidaan la soconno waxa uu dhowaan kaxeeyey odayaal iyo qaar saladiin sheeganaya oo uu u geeyay Madaxweynaha

Haddaannu nahay dhamaan odayaasha dhalinyaradda haweennka beesha warsengali waxaannu ka codsanaynaa wasiirka Duulista Mohamed Hashi in uu faraha kalla baxo arrimaha beeshayada waxa uu wadda iska horkeen beesha dhexdeeda ah

Sidaan la soconno waxa uu dhowaan kaxeeyey odayaal iyo qaar saladiin sheeganaya oo uu u geeyay Madaxweynaha Somaliland Ahmed Silaanyo

waxa ka mid ahaa dadka uu kaxeeyey Wasiirka uu abtiga u yahay ee Kalumaysiga Cali Bureed  u jeedadaunna waxay ahayd sida ay isagga horkeenni lahaayeen bulsha weynta warsengali iyo madaxdooda uu hormoodka ka yahay illahay ha iska daaye Suldaanka Guud Saciid Cabdisalaam  iyo Wasiirka Gashandhiga Ahmed Cadami

 

Dacwadda ugu waynayd waxay

ahayd uu Mohamed Hashi dadkaa u watay in ay ku dacwaoodaan in Cabdilahi Mohamoud Cabdisalaan yahay Suldaanka Beesha, Cali bureedna yahay wasiirka  Beesha

 

Hadaba waxa arrinta ad ugga biyo diiday bulsho weynta warsengalli dhowaanna bayaanno ka soo saari doonta ay ku cambaaraynayaan wasiirka Duulista iyo waxa uu beesha kulla dhex jiro

 

Mohamed Hashow warsengali  umma baahnin tii aad Habarjeclo kala dhex dhigtay iyo tii aad dhulbahante kalla  dhex dhigtay ee fidnadda iyo munnafaqadda iyo iska horkeenka kala fadhiiso Somaliland iyo sumcad ka dillida Madaxweyne Silaanyo

 

Wa billahi TowfiiqCabdi

 

cabdilahi (Badhan Somali land

 

 

Exit mobile version