|
|||||
WAJAALE NEWS
Qodobo Ka Mid Ah Arimaha Dumiya Qoysaska Ama Sabab U Noqda In Uu Qoys Dumo.
August 7, 2015 - Written by Editor:Hargeisa(wajaalenews)-Qoysaska ama guryaha dhisan waxaa dumiya waxaa kow ka ah is faham la’aan ay is fahmi waayaan labada lamaane ee nolosha wadaagaya gaar ahaan xaga dabeecada. Hadaba waxaad iska ilaalisaa hadaad tahay lamaane ama maagane in aad iska ilaaliso wax kasta oo is fahan la’aan ah halkana waxa aynu ku sheegi doonaa qaar ka mid ah arimaha sababa ama dumiya qoyska ama reerka dhisan ee is jecel inta aynu sheegaynaa maaha oo kaliya arimaha dumiya qoska laakiin waa ka mid waxyaabaha qoyska dumiya ama burburiya qoyska. Waxaana ka mid ah:-
Qalinkii Mohamed Ali Mataan. Hargeis Somaliland. Related posts:DAAWO; Gudoomiye Ramaax Oo Hanjabaad Culus uDiray Maamulka Muqdisho Soona Bandhigay Magacyada Xubno... Daawo: Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Go,aan Adag Ka Soo Saartay Jaadka Ka Imanaya Wadanka Yeme... Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiysay Eedaymo Uga Yimid Haayada WHO Oo Sheegtay In Ciidamada Js... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|