Orodyahanka Mo Farah Oo Ku Guulaystay Bilada Dahabka Ah Ee 5000m | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Orodyahanka Mo Farah Oo Ku Guulaystay Bilada Dahabka Ah Ee 5000m
August 29, 2015 - Written by Editor:

Orodyahanka dhalasho ahaan ka soo jeeda wadanka somaliland laakiin ku orda magaca wadanka Ingiriiska ee Mo Farah  ayaa ku guulaystay bilada dahabka ah ee orodka 500om.

mo f

Mo Farah oo ka qayb galaya tartanka orodada ee ka socda wadanka China, waana biladii labaad ee  dahab ah ee uu ku guulaysto mudadii uu socday tartanka Chine isaga oo hore ugu guulaystay tartanka orodka 10,000m

Biladan dahabka ee uu haatan ku guulaystay orodyahanka Mo Farah ayaa noqonaysa biladii todobaad ee dahab ah ee uu ku guulaysto, taas oo sare u qaaday sumcada wadanka ingiriisku ku leeyahay ciyaaraha fudud ee orodku ka mid yahay –

COMMENTS
LINKS