|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Zaadka iyo Edahab Waxay Suuqa ka Sareen Shilinkii S-land Markaa Waa Dalku Inuu Burburo.; Gudoomiyaha banka.
August 7, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha bangiga dhexe somaliland oo kulan la lahaa gudida joogtada ee golaha guurtida ayaa dabaalka ka qaaday caqabadaha haysta baanka somaliland iyo saamaynta ay ku leeyihiin lacagaha qalaad edahab iyo zaadka dhamaan Adeegyadan oo meesha ka saaray shilinka somaliland Waxa kale oo uu ka warbixiyay halka uu ku danbeeyay awaamiirtii ay soo jeediyeen caqabadaha ka horyimid isticmaalka shillinka somaliland oo ay soo jeediyeen in lagu isticmaalo ZAAD Sidoo kale wuxu xusay in ay talaabooyin ka qaadayaan dhamaan shirkadaha iyo sariflayaasha fulin waaya amaradooda. Related posts:Wasaarada Hawlaha Guud oo Sheegtay Inay Joojisay Dad Ajaaniba oo Qodayay Buuraha Waqooyiga Hargeysa DAAWO;-Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Cusub Oo Amal Bank Ka Furatay Magaalada H... “Hantidayadii Waxaa MulKiyado Sharci Daro ah Sifo Been Abuura Dad Kale Ugu Sameeyay Maayar Soltelco”... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|