|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Nin (Cali Khaliif) Oo kale Ah Ee Halkan Jooga Looma Baahna….Kuwa Halkan ka Qaylinaya Cidna Waxba U Dirsanmayso”Xildhibaan Indho-indho.
August 22, 2015 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka tirsan Golaha guurtida Somaliland kana mid ah xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Sanaag Beri Iyo Laascaanood Ayaa Taageeray horumarka wasiirka caafimaadka Somaliland kawad gobolada Beriga. Xildhibaan Indho-indho waxaa uu sheegay inay magaalada Hargeysa joogaan Xildhibaano la mid ah Cali Khaliif Galaydh oo kadaba qaylinaya wasiirka Caafimaadka oo magaalada Buuhoodle ka saaray Cali Khaliif Galaydh. Xildhibaan Indh-indho ayaa sheegay Ciidamada Qaran ku daba jiraan Siyaasiga dibad meerka ah ee Cali Khaliif Imikana ay Kasaarayaan Balli Cabane. “ Magaalada Buuhoodle ayay in carqalad ahi ka jirtay, Ciidamadii qarankuna meel Ballicad la yidhaa ayay eryanayaan Ninkaas Cali Khaliif, Ciidanka qaranka iyo wasiirka Caafimaadka ayaanu arrintaasi ku amaanaynaa, Madaxweynaha iyo xukumaddana waanu ku ammaanaynaa,”Sidaasi Ayuu Yidhi Xildhibaan Indho-indho.
Related posts:Bulshada S/land Ee Abaartu Ku Dhacday Waxay Tabayaan Gurmadkii Walaalnimo Ee Ay Ka Filayeen Madaxway... DAAWO Muuqaalka ; Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Siyaasi Cabdilaahi Cirro Oo Hada Ka Hadlay Sobo... Masjidka Cali Mataan Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Iyo Abaalmarino La G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|