|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; fadeexada; Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Samsam Wali U Haysta Wasiirka Tacliinta Iyo Masuulka Uu Ku Sheegay Wasiirka Maaliyada.
August 1, 2015 - Written by Editor:DAAWO; fadeexada; Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Samsam Wali U Haysta Wasiirka Tacliinta Iyo Masuulka Uu Ku Sheegay Wasiirka Maaliyada. HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxwayanaha Somaliland Mudane Siilaanyo Ayaa isagoo Meel fagaare Ah Kala Hadlaya Ardayda jaamacada Sanaag ee Magaalada Ceergaabo,Oo munaasibad shahadooyin lagu gudoonsiinayay ay socotay M, Silaanyo ayaa isagoo khudbadiisii wata wuxu ku dhawaaqay arin bulshada ka yaabisay kadib markii u dadwayanaha ku yidhi wasiiradii taclintuna wayla socotaa xiligaa waxaa garabkiisa bidix taagnay wasiir samsam cabdi aadan oo hada ah wasiirka maaliyada halka siilaanyo uu cadeeyay inay tahay wasiirka tacliinta Fadeexadan ayaa daaha ka fayday in xaalada dhabta ah ee siilaanyo isagoo xusay in wasiirkii maaliyaduna jooga cabdicasiis ; DAAWO FADEEXADAN OO BADKA SOO DHIGTAY ARIMO LAGU MARUN SANAA, https://youtu.be/oPtTcnRi8cQ Related posts:Siyaasi C/fataax Cali Oo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabilay Ku Eedeeyay ficilada Dhaqan Xumada iy... Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Daah Furayna Barnaamijka “Maxbuus La... "Xirsiyow Hadii 13-November 2022 Ay Dhici Waydo Doorashada Madaxtooyadu, Ma Jirto Cid Cirka Soo Dumi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|