WAJAALE NEWS

Wasiirka Ganacsiga,Xildhibaan Ibraahim Axmed Iyo Waxgaradka G,Gabiley Waxay Tacsi Udirayaan Marxuum Siciid Meecaad Oo Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley

Gabiley(Wajaalenews) Dhamaan Masuuliyiinta Madaxdhaqameedka gobolka gabiley waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo guud ahaan bulshada Reer gabiley geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM  SICIID MEECAAD Oo Caawa Lagu Aasay Magaalada Gabiley MARXUUMKA ayaa kamid ahaa odoyada magaalada gabiley

 

Wasiirka Ganacsiga iyo malgashiga caalamiga ah Dr Muuse Qaasim Aw Cumar

Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe

Cismaan Xasan Mire

Muuse Warsame Guuleed (Muuse Inji)

Abiib Axmed Xirsi

Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini)

Cheif Caaqil Dayib Cabdi Ciidle

Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan

Oday Xaashi Cismaan Dholaal

Caaqil Maxamed Cabdilaahi Xareed (Weerar)

Guray Faarax

Cabdiraxmaan Aadan Jaamac.

SAMIR IYO IIMAN SAADIQA ALLEH KASIIYO EHELKIISII IYO QAABADIIBA IYO GUUD AHAAN UMADA REER GABILEY

AAMIN AAMIN

 

Exit mobile version