Wasiirka Beeraha Oo Casuumay Qurba Joogta Reer Allaybaday Iyo Muuse Biixi la horkeenay+ su,aalo uu saska Qaaday Muuse Oo La waydiiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Oo Casuumay Qurba Joogta Reer Allaybaday Iyo Muuse Biixi la horkeenay+ su,aalo uu saska Qaaday Muuse Oo La waydiiyay.
July 16, 2015 - Written by Editor:

Wasiirka Beeraha  Dr Maxamed Aw Daahir Ayaa Casuumad Afura u sameeyay  qurba joogta Gobolka gabiley gaar ahaan deegaanka Allaybay oo uu wasirku kasoo jeedo.Waxaa sidoo kale  si lama filaan ugu yimid uga soo qayb galay muuse biixe  maaxase kala qabsaday muuse biixi qurba joogta reer allaybaday?

maxamed -Daahir

Hargaysa(Wajaalenews) kulankan afurka ah oo dhacay Caawa Magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteel Maansoor ayaa waxaa soo agaasimaya wasiirka beeraha maxamed aw daahir  waxa kulankan afurka ah isna kasoo qaybgalay gudoomiyaha xisbiga kulmiye oo markii hore loo sii sheegin qurba joogta uu wasiirku casuumay.

MUUSE IYO SAMAALE

Sida ilo xogogaala oo ka gaabsaday in magacoodu la xuso ayaa   noo xaqiijiyeen wixii kala qabsaday qurba joogtii la soo casuumay iyo muuse biixi iyagoo kulanka ku sifeeyay mid shirqool ahaa dabana socday kulan afur ah oo wasiirkii hore maaliyadu ku qaabilay qaybo kamida qurba joogta reer Allaybay

Ugu Horay waxaa madasha ka hadlay wasiirka beeraha oo xiligaa sharixi kari waayay ujeeda kulankan maadaama cid marka hore ku jirin qorshaha kulan oo ahaa is xogwaraysi beesha iyo wasiirkooda ahaa

Wasiirka ayaa isagu yeeshay in ujeedada kulanku ahaa sidii taageero llogu muujin lahaa gudomiyaha xisbiga kulmiye.

Goobta ayaa waxaa ka bilaabantay dood adag oo su,aalo darandoriya loogu ganay muuse biixi cabdi

iyadoo  ay sheegeen in ayna iyagu ahayn golihii dhexe ee xisbiga kulmiye ujeedo arin loo waydiiyaana ayna jirin

Hadaba Qaarkamida su,aalihii muuse biixi uu saska ka qaaday ayaa waxaa kamida kuwan

muusow nin gadobo badan laga tirsanyo ayaa tahay sideed ugu kalsoon tahay in aad bulshada cod ka heli karto?

Su,aal kale  muusoow  tartanka xisbiga kulmiye wuxu ka dhexsocdaa sedexdiinan  markaa dee midba meel ka qudbadaymaayeen tartan ma ogo shahay adigu ?

Su,aalahan iyo Qaarkale  oo lawaydiiyay ayaa muuse biixi midna uga jwaabin si saxa

dhinaca kale muuse biixi ayaa ku doday in uu beeshan reer allaybaday uga baahan yahay taagero

Afurkan ayaa sida wararku tibaaxen kusoo dhamaaday natiijo la.aan

Kulankan ayaa daba socday kulamo uu maalmihii udanbeeyay la lahaa wasiirkii hore ee maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale qaybo kamida qurba joogta deeganka gabiley iyo guud ahaanba qurba joogta beesha sacad muuse usamaynaya maalmahan kaasi oo ay sas xoogan ka qaadeen muuse biixi iyo xubno taageera.

iyadoo caawa lah teeda uu kulan lalahaa qaybo kamida qurba joogta reer SWEDEN IYO BRISTOL

 

 

HARGAYSA OFFICE

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS