Sahra-Halgan Oo Kamid Ahayd Xubnaha Miisaanka Culus Ku Leh Xisbiga Wadani Oo Iska Casishay Xisbiga Wadani Maxayse ku Sababaysay Iscasilaadeeda? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sahra-Halgan Oo Kamid Ahayd Xubnaha Miisaanka Culus Ku Leh Xisbiga Wadani Oo Iska Casishay Xisbiga Wadani Maxayse ku Sababaysay Iscasilaadeeda?
July 25, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa (Wajaalenews )- Fanaannada caanka ah Sahra Axmed Maxamuud (Sahra-Halgan) oo ka mid ahayd xubnaha miisaanka leh ku jira xisbiga mucaaridka ah ee WADDANi ayaa shaaca ka qaaday in ay gebi ahaanba iska casishay xubinimadii iyo ka mid ahaanshihii xisbiga WADDANI.

sahra halgan 22

Muj. Sahra-Halgan oo goor dhawayd soo saartay War qoraal ah oo ay ku saxeexan tahay oo ay ku socodsiisay guddoomiyaha WADDANi waxa ay sheegtay in maanta laga bilaabo ay ka baxday xisbiga WADDANI sababo iyada u gaar ah awgeed. Qoraalka Marwo Sahra Halgan oo dhamaystiranina waxa uu u dhignaa sidan:

Sahra-Halgan-821x1024-821x1024

 

COMMENTS
LINKS