|
|||||
WAJAALE NEWS
Sagaalka Qodob ee Qoysnimo ku tilmaamaya Taariikhdda Siilaanyo kuna Ah Barta Maddow
July 30, 2015 - Written by Editor:Waxa madaxweyne Siilaanyo Taariikhda u gashey waxyaabo badan balse waxa ugu mihiimsan ee lagu xasuusan doono ee taariikhdiisa ku ah barta maddow. Waxayaabaha Maamulka Maddaxweyne Siilaanyo Loogu Tilmaamo mId ku haya Qabiil salka ama soo nooleyey Qabyaaladda ee Dadku Arkeen Baan Maanta idin Tusaya. Iyadoo Anan wax Af-lagaado ah iyo Buun Buunin ah ku Dareyn.
Waxu aha Mashruuca Air-potka ee Dowladda kuwait Bixisey, Waxu siiyey wiil u adeer U yahey. Ee lagu magacaabo Abdirizak Cumaani
Hore, markii danbena lagu khasbey madaxda Bank inuu Soo fudeydinayo dacadda lacagta wiil uu adeer u yahey siilaanyo. Oo lagu Magacaabo. Daahir Abdi Jama. ´Meel walbana kaga faaney anigu somaliland.org abaalkeygii waan ka heley adeerkey
Muddane. Xirsi waxu markiba isha saarey meel walba oo dhaqale ka soo gallo xukumadda. Waxa markiiba Degdeg loola soo wareegey, Dekedda oo markii hore la hoose geyey wasaradda kalumeysiga iyo kheyraadka badda, basle inta Wasiirkiina la eryey ayaa. Madaxatoyadda la hoos keeney. Waxaan halkan idinku tusaya qodobadda ugu mihimsan ee Madaxweyne Siilaanyo ku galley Kaambeynka Doorashadda ee uu odhan jirey waa xarana. Hadana intiiba markuu xukunka qabsaddey dib isagu ugu soo celiyey Madaxtoyadda iyo waliba qaar uu ku darsaddey Waxa ka midda Melaha ilaha Dhaqaale ee Markiiba la hoos geyey Maddaxtoyadda: ü In lacagta Dekedda la geeyo Maddaxtoyadda. ü In lacagta Haamaha shidaalka la geeyo madaxtoyadda ü In lacagta laga qaado max-jaradda la geeyo madaxtoyadda ü In 2 percent goboladda bari lagu kabayo l a geeyo madaxtoyadda ü In lacagta Gurmaddka Degdega ee milatryga la geeyo maddaxtoyadda. ü In lacagta waddoyinka la Hoos geeyey, Madaxtoyadda
Intaasba waxa maamula wasiirka madaxtoyadda. Waxa halkaas ku cadd in dhamaan ey ka jiraan hanti badan oo lagu lunsaddey. Waata keentey Maanta inuu xirsi ku faano inuu heysto 35 million oo dolarka mareykanka ah ku baano anigu lacag baan heysta ama xisbiga kulmiyaan iska sharaxi maddaxweyne ama xisbiga Ucidd baan ka iibsan Feysal. Gudomiye nimadda iyo Musharaxnimadaba.
Waata keentey inuu Xuseen Gurey, ( Waji-Xun) uu Guri ka Gato Waddanka USA
Siyaad Bare. Kaaso lagu magacaabi jirey ( MORGAN.) Hadana loo yaqano morganka somaliland. Intaas waxa dheer. Oo aan ciddina dafiri karin in baashe uu ku leeyahey dowladda dhexdeeda dhaqdhaqaaqyo xoogan. Oo ku fuliyo amaro aan wasiiraddu fulin karin Waxa baashe ku qaatey Contract Filterka HAAMAHA SHIDAALka waxa uu ka qaada halkii foosto lacag gaadheysa dadka ganacsatadda ah ee ku shubta shidaalka hamaaha 7 dollar. Oo aan ku dhacin dakhliga dowladda.
Kaaso ey rabto iney iyaddu isku magacowddo kana dhigto private laguna cuna qabateeyo ganacsatadda Dawooyinka ka ganacsatadda ee reer Somaliland. Isku soo wadda duubo waxybaha dadka dalka ku nooli madaxweyne siilaanyo ku xasuusanayaan waa taariikhdda maddow ee ku saleysan. Qoysnimadda intaas oo dhan cidd dafiri kartaa ma jirto. Waana waxa shacabka somaliland mar walba u leeyahiin waddanka qabyaladii baa soo noqotey ama sii xoogeysatey. Waliba waxaanu soo bandhigi doona xogaha dhabta iyo documentiyadda waafaqsan hantidda iyo masuq maasuqa la boobey ee dalka ka jira.
Freelance Journalist. Maxbuub Mohamed USA, Somalilander Maxbuub1972@gmail.com
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|