|
|||||
WAJAALE NEWS
Man United iyo Bayern Munich oo ku Heshiiyey Bastian Schweinsteiger.
July 11, 2015 - Written by Editor:Hargeisa(wajaalenews)-Labada kooxood ee Bayern Munich iyo Manchester United oo ku heshiiyey tagitaanka laacibka u dhashay dalka Germany una ciyaara kooxda Bayern Munich eek a dhisan dalka Germany. Gudoomiyaha kooxda Germany Karl-Heinz Rummenigge ayaa xaqiijiyay warkan.Kadib Memphis Depay waxaa uu noqonayaa Bastian Schweinsteiger xiddigii labaad oo ku soo biira Manchester United xili heshiiskiisa uu halsano ugu hadhsanaa. Shirkiisa Jaraa’id ee ayuu Karl-Heinz Rummenigge ku xaqiijiyay iyaga iyo Man United inay ka heshiiyeen xiddiga kuna biirayo Man United. Sidoo kale Man United ayaa xaqiijiyay goordhow in heshiis ay la gaadhay 30 jirkan u dhashay dalka Germany wuxuuna saxeexay Seddexsano oo heshiis ayuu qalinka ku duugayaa waxaana uu qaadanayaa isbuucii 180,000-kun. Hargeisa Office Wariye Abuu Maxfuud Related posts:3 dhimasho ah iyo 26 Qof oo Dhaawac ah Oo Roobabkii Galabta Da,ay kuwaxyeeloobay Ayaa Madaxweyne Si... Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Somaliland, Doorashadii Gudoomiye Faratoon... Daawo; Badhasaabka Gabiley Oo Si kulul Uga Jawaabay Hadalo Ka soo Yeedhay Qaarkamida Dadwaynaha Ree... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|