WAJAALE NEWS

Maamulka Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyska MARXUUM Axmed Cabdilaahi Maaweel,

Maamulka iyo hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalenews waxay tacsi tiiraanyo leh u diraya dhamaan reer Axmed Cabdilaahi Maweel oo aabahood ku geeriyooday magaalada hargaysa shalay

MARXUUM Axmed Cabdilaahi Maweel,

waxaan leenahay samir iyo iiman haynaga siiyo ehel iyo qaraabo gaar ahaan waxaanu ka tacsiyadaynaynaa Hodan Axmed Cabdilaahi  ilaahay samir iyo iimaan haydinka siiyo marxuumkana janatul fardowsa ayaa ilaahy u baryaynaa Aamin Aamin

Yuusuf jaamac xirsi

maxamed xuseen nuur

cabdisalaan Abiib

Cabdiqaadir cabdiraxmaan habane

xamse jirde

Maxamed cali mataan

cabdikariim muxumed xasan

 

Exit mobile version