Dib U Milicso Imisa Halyey Ayuu Inaga Qabaa Jidka U Dhexeeya Berbera Iyo Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dib U Milicso Imisa Halyey Ayuu Inaga Qabaa Jidka U Dhexeeya Berbera Iyo Hargeysa
July 4, 2015 - Written by Editor:
  1. Siciid Daa’uud Cilmi – Mayorki Hore ee Degmeda Berbera
  2. Cali Muxumed Guuleed (Cali Maarshaal) – Xoghayhii Maliyada ee Xisbiga kulmiye 3. Muuse Cabdi Cilmi – Guddoomiyihii jaamacadda Hargeya
  3. Cabdilaahi Siciid Dheere – Gudoomiye ku xigeenkii 3-aad ee xisbiga WADANI
  4. Axmed Xusen Cali (Jeeri) – Hantidhawre sare xafiiska Hantidhawrka Qaranka ah.
  5. Cabdi Diiriye Xayd – Maamulihi Hore Cashuraha Beriga Berbera
  6. Maxamud Muxumed Raage – Gudomiyihi Shirkada Bill ee Koontinarada (IMSS)
  7. Xasan Cabdilahai Cabsiiye – Qasnajigii Dekeda Berbera
  8. Maxamed Rashiid Muxumed Faarax – Xoghayahii guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA
  9. Yaxye Cisman guled – Saraal sare oo ka tirsanaa Hayada FAO.
  10. Cali Axmed Bulbul – Maamulihi Kastamka Berbera
  11. Cumar Barkhad Dirir – Xisaabiyihii Gobolka Saaxil
  12. Sarreeye Guute Xuseen Dheere Generaalki Hore Ee ciidanka Booliska Somalliland
  13. Yusuf Kaahin Cateye – Taliyihii Qaybta Police ka Gobolka Saaxil
  14. Siciid Fanax _______- Taliyihii CID Gobolka Saaxil
  15. Aden Biid__________ – Taliyihii Saadka Police ka Gobolka Saaxil
  16. Muse Xashi Diiriye (Fanax) – Agasimahii waaxda Dhulka ee Degmeda Berbera
  17. Yasin Bulshale – Sarkaal sare oo Haamaha Shidalka Berbera
  18. Suldan Bare Warsame Shire
  19. Aden Sanweyne________ – Xildhiban ka tirsan Golaha Guurtida JSL
  20. Maxamed Xusen Naleeye (Good Abees) Oday caan ka ahaa dalka Somaliland.
  21. Wali Daa’uud Cigaal – Agasimahii Qorshaynta Wasarada Maliyada JSL
  22. Maxamed Da’ud Yusuf – Weriye Television caalamiga HCTV
  23. Muse Cali Ducale (Sangeere) Sarkaal ka mid ah ilaalada Wasiirka Maaliyada.
  24. Tiro Askarteena qaranka ah oo Iyana isla shil ku geeriyooday Jidkan.

26.drs yuusuf  iyo labdeediir caruur aahaa. fiiro gaar ah:-

Aas2-80x106

  • Waxa ka badan inta halyay ee aan xil haynin ee jidkani galaaftay.
  • Qoraalkani waa qabyo xaga magacyada iyo tirada halyeyadaba.
  • Marka Qoraalkani dhamaado tacsi uun ku jirimaynee aan u gudubno talo qaran.
  • Walal ku dar Adiguna Inta halyey een Ilaaway adoo raali ah.

 

■UGU DANBAYN AAN U DUCAYNO WALALDEEN IN EEBE U NAXARIISTO JANOOYINKIISANA UGU DEEQO WAA BIL RAMADANE.

 

by:eng khalid xasan muuse

 

COMMENTS
LINKS