|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Al Shabaab oo Soo Bandhigay Sawirrada Maydadka Askartii Burndi ee Leego iyo Saanaddii Millateri ee ay Qabsadeen
July 1, 2015 - Written by Editor:MUQDIHSO(Wajaalenews) Ururka al Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro muu jinaya la wareegitaankii ay la wareegeen Xaruntii ay Ciidamada Burundi ku lahaayeen Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelada Hoose, halkaas ay askar badan ku dileen. Sawiraddan ayaa waxa ay ku tusayaan hubkii tirada badnaa ee la gala wareegay ciidamadii Amisom ee ka socday dalka Burundi. Al Shabaab ayaa waxa ay Degmadda Leego la wareegtay Jimcihii la soo dhaafay, halkaas oo ay ku dileen askar gaaraysa 50, iyadoo Al shabaabna ay sheegtay in Ciidamadii ay dileen ay kor u dhaafayaan ilaa 80 Askari. Related posts:Dawlada Somaliya Oo War Kasoo Saartay Kulankii Madaxwaynaha Somaliland Iyo Farmaajo Ee Magaalada Adi... DAAWO ;Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Oo Ka Hadlay Dagaalada Iyo Rabshadaha CEERIGAABO X... DAAWO ; Madaxweynaha Jsl Oo kulan Qado Sharaf ah u Sameeyey Dhalinyaradii UFO, Ee Doorka Weyn kulah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|