DAAWO; Muj Xasan Guure oo Qarxiyey Sirro Badan “Siilaanyo Halgankii SNM Uu Ka Leexday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj Xasan Guure oo Qarxiyey Sirro Badan “Siilaanyo Halgankii SNM Uu Ka Leexday.
July 1, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Siyaasiga Xasan Guure Jaamac ayaa si qoto dheer uga waramay ujeedooyinka loo aasaasay madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka, aragtidiisa ku aadan Siyaasada Asxaabta Mucaaridka, Hogaaminta Madaxweyne Siilaanyo, heerka Musuqmaasuqa Dhaqaalaha Dawladda iyo Sharciyada Golaha Guurtida.

COMMENTS
LINKS